HomeCaalamkaMadaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Madaxweynaha dib loo doortey ee dalka Turkiga

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Madaxweynaha dib loo doortey ee dalka Turkiga

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo ayaa ka mid noqday madaxda hambalayda u direysa Rajab Dayib Urdugan oo markale loo doortay Madaxweynaha dalka Turkiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa doorashadaas ku tilmaamey mid taariikhi ah,isla markaana Shacabka iyo dowladda turkiga ay ugu hambalyeeynayaan doorashada Madaxeyne Rajab Dayib Urdugan. Sidoo kale waxa uu sheegay in Madaxweyne Rajab Dayib […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo ayaa ka mid noqday madaxda hambalayda u direysa Rajab Dayib Urdugan oo markale loo doortay Madaxweynaha dalka Turkiga.

Madaxweyne Farmaajo ayaa doorashadaas ku tilmaamey mid taariikhi ah,isla markaana Shacabka iyo dowladda turkiga ay ugu hambalyeeynayaan doorashada Madaxeyne Rajab Dayib Urdugan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in Madaxweyne Rajab Dayib urdugan iyo dowladiisa ay taariikh fog ku leeyihiin Soomaaliya kana mid ah Wadadama xiriirka wanaagsan aan la leenahay.

Turkiga ayaa ah dowladii ugu horeysay ee Shacabka Soomaaliyeed u soo gurmatay Sanadkii 2011 markii dalka Soomaaliya ay ka dhacday abaartii badneyd,iyada oo Madaxeyne Rajab Dayib Urdugan uu yimid Muqdisho isaga iyo Xaaskiisa si ay u caawiyaan dadka Soomaaliyeed,isaga oo xilligaas ahaa Ra’iisul Wasaaraha turkiga.

Latest stories