HomeCaalamkaDowladaha IGAD oo Heshiis kala saxiixday

Dowladaha IGAD oo Heshiis kala saxiixday

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Urur-gobaleedka IGAD waxay soo saareen Jadwalka shaqo ee Siyaasadda Gobalka ee Ganacsiga isaga kala gudbi karaan Xuduudaha, kaasi oo waddo-nololeed siinaya Ganacsatdda heerka yar ee Gobalka. Wasiiradda Ganacsiga ee dalalka somalia, Jabuuti, Kenya, Uganda, Sudan iyo South Sudan iyo Wakiilo ka socday dalka Ethiopia waxay Khamiistii la soo dhaafay Dukumenti ku wada saxiixeen Kulan ay […]

- Advertisement -

Urur-gobaleedka IGAD waxay soo saareen Jadwalka shaqo ee Siyaasadda Gobalka ee Ganacsiga isaga kala gudbi karaan Xuduudaha, kaasi oo waddo-nololeed siinaya Ganacsatdda heerka yar ee Gobalka.

Wasiiradda Ganacsiga ee dalalka somalia, Jabuuti, Kenya, Uganda, Sudan iyo South Sudan iyo Wakiilo ka socday dalka Ethiopia waxay Khamiistii la soo dhaafay Dukumenti ku wada saxiixeen Kulan ay ku yeesheen magaalladda Mombasa ee dalka Kenya.

- Advertisement -

Dukumentigaasi Siyaasadeed waxa uu xoojin doonaa Nidaamka Ammaanka ee Xuduudaha, Taageeridda Adeegyadda Ganacsi ee ka gudbaya Xuduudaha, Dhiirigelinta Ka-qeybgalayaasha Xuduudaha iyo Siyaasad-samaynta Mujtamaca.

Wasiirka Gnaacsiga ee Kenya, Aadan Maxamed waxa uu sheegay in qorshahaasi hagaajin doono Ganacsiga ka gudbaya Xuduudaha dalalka xubnaha ka ah Urur-gobaleedka IGAD.

Si kastaba ha ahaatee, Dukumentiga ay wada saxiixeen Wasiiradda Ganacsiga ee dalalka xubnaha ka ah IGAD waxay Hoggaamiyayaasha IGAD  u gudbin doonaan Hoggaamiyayaasha Midowga Afrika.

Latest stories