HomeCaalamkaDEG DEG:-Rajab Dayib Urdugan oo Markale loo doortay Madaxweynaha Turkiga

DEG DEG:-Rajab Dayib Urdugan oo Markale loo doortay Madaxweynaha Turkiga

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweynihii hayey talada dalka turkiga ee Rajab Dayib Urdugan ayaa markale waxaa Shacabka dalkaasi ay u doorteen in uu noqdo Madaxweynaha turkiga,kadib doorasho ka dhacday dalkaas. Inta badan waxa la tiriyey codadkii doorashada waxana 90% ku guuleystay Rajib Dayib Urdugan oo helay 53%,waxana taasi ay ka dhigan tahay in Madaxweynaha Turkiga uu markale ku guuleystay […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hayey talada dalka turkiga ee Rajab Dayib Urdugan ayaa markale waxaa Shacabka dalkaasi ay u doorteen in uu noqdo Madaxweynaha turkiga,kadib doorasho ka dhacday dalkaas.

Inta badan waxa la tiriyey codadkii doorashada waxana 90% ku guuleystay Rajib Dayib Urdugan oo helay 53%,waxana taasi ay ka dhigan tahay in Madaxweynaha Turkiga uu markale ku guuleystay madaxtinida dalkaas,isla markaana Guddiga doorashada ay natiijada ku dhawaaqi doonaan.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha Carbeed ayaa durba bilaabay in ay u hambalyeeyaan Madaxweyne Rajab Dayib Urdugan,waxan ka mid ah Hoggaamiyaasha Faliistiin Maxamuud Cabaas iyo Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad iyo kuwo kale.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com.

Latest stories