HomeCaalamkaCod bixinta Doorashada Turkiga oo la soo xiray iyo Tirinta oo bilaabatay

Cod bixinta Doorashada Turkiga oo la soo xiray iyo Tirinta oo bilaabatay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Cod-bixinta doorashada Madaxtinimo iyo tan Baarlamaaniga dalka Turkiga ayaa soo xirantay 5-tii galabnimo ee maanta oo Axada, waxaana codkooda dhiibta 56 Milyan oo Turki ah, waxaana sidaas xaqiijiyey gudiga doorashada waddankaas oo ku kala sugan 81 Gobal. Guddiga Doorashada ayaa sheegay in tirinta codadka ka bilaabatay 180,065 goobood oo codadka laga dhiibtay maanta. Waxaa sidoo […]

- Advertisement -

Cod-bixinta doorashada Madaxtinimo iyo tan Baarlamaaniga dalka Turkiga ayaa soo xirantay 5-tii galabnimo ee maanta oo Axada, waxaana codkooda dhiibta 56 Milyan oo Turki ah, waxaana sidaas xaqiijiyey gudiga doorashada waddankaas oo ku kala sugan 81 Gobal.

Guddiga Doorashada ayaa sheegay in tirinta codadka ka bilaabatay 180,065 goobood oo codadka laga dhiibtay maanta.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale cododkooda la tirinayaa dadka Turkida ee codkooda ka dhiibtay 7-dii bishan June, 60 dal oo uu Turkiga 123 safarado iyo Qunsuliyad uu ku leeyahay.

Ciidamada amaanka ayaa gacanta ku dhigay cod bixiye-yaal sita warqada aan sax ahayn, iyo ajaaniib fara-gelin ku hayey doorashada oo sheegtay in ay yihiin kormeerayaal.

Doorashadan waxaa ku tartamayaa 6 musharax oo mida ay talhay gabar iyo hogaamiyaha talada haya ee Dalka Turkiga Recep Tayyip ErdoÄŸan

Latest stories