HomeCaalamkaSawirro:-Wararkii u dambeeyey ee Qarixii ka dhacay Addis Abeba

Sawirro:-Wararkii u dambeeyey ee Qarixii ka dhacay Addis Abeba

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ugu yaraan 83 qof ayaa la sheegay in  lagu dhaawacay Dibadbaxii ka dhacay Addis Abeba. Fitsum Arega oo ah Madaxa Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abyi Axmed Ali  waxa uu goor dhow Bartiisa Twitter-ka soo dhigay in Weerarkii maanta lala beegsaday Dibadbaxii lagu taageerayey Ra’isul-wasaare Cusub ee dalkaasi lagu dhaawacay ugu yaraan 83 qof oo 6 ka […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 83 qof ayaa la sheegay in  lagu dhaawacay Dibadbaxii ka dhacay Addis Abeba.

Fitsum Arega oo ah Madaxa Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abyi Axmed Ali  waxa uu goor dhow Bartiisa Twitter-ka soo dhigay in Weerarkii maanta lala beegsaday Dibadbaxii lagu taageerayey Ra’isul-wasaare Cusub ee dalkaasi lagu dhaawacay ugu yaraan 83 qof oo 6 ka mid ah xaalladooda aad u liidato.

- Advertisement -

Ra’isul-wasaare Abyi Ahmed Ali oo isagana ka hadlay Telefishinka ETV wax yar qaraxaasi waxa uu sheegay in dhowr qof lagu dilay, laguna dhaawacay qaraxaasi.

Taliye-xigeenka Boliska magaalladda Addis Abeba. Girma Kassa oo la hadlay Idaacadda FANA ee taabacsan Dowlada Ethiopia waxa uu sheegay in Qaraxaasi lagu dhaawacay 100-qof oo 15 ka mid ah xaalladooda aad u liidato.

Latest stories