HomeCaalamkaMarkab laga leeyahay Imaaraadka oo ku xirtay Dekedda Kismaayo

Markab laga leeyahay Imaaraadka oo ku xirtay Dekedda Kismaayo

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Markab Xamuul oo laga leeyahay Iimaaraadka oo wada shixnad Raashin Kaalmo ah ayaa ku soo xirtay Dekedda magaalladda Kismaayo, sida ay shaacisay Wakaalladda Wararka Imaaraadka ee WAM. Markabka Samafalka ayaa la sheegay inuu wado Shixnad cunto oo rarkeedu dhan yahay 824 Tan. Waana Markabkii ugu horreysey ee ku soo xirta magaalladda Kismaayo, tan iyo wixii […]

- Advertisement -

Markab Xamuul oo laga leeyahay Iimaaraadka oo wada shixnad Raashin Kaalmo ah ayaa ku soo xirtay Dekedda magaalladda Kismaayo, sida ay shaacisay Wakaalladda Wararka Imaaraadka ee WAM.

Markabka Samafalka ayaa la sheegay inuu wado Shixnad cunto oo rarkeedu dhan yahay 824 Tan. Waana Markabkii ugu horreysey ee ku soo xirta magaalladda Kismaayo, tan iyo wixii ka dambeeyey Khilaafka Khaliijka ee ay DFS iyo Maamul-gobaleedyadda ku kala qeybsameen.

- Advertisement -

Ilo rasmi ah oo ka tirsan Hay’adda Samafalka ee Khalifa Bin Zayid Al-nahyan Fondation ayaa sheegtay in Kaalmadda cuntada loo qeybin doono dadka aadka u baahan ee ay saamaysay Abaaraha ku dhuftay qeybo ka mid ah Goballadda Jubbooyinka

Qaar ka mid ah Saraakiisha Soomaalida iyo daaka ka faa’ideysanaya Deeqdaas waxay Dowladda Imaaraadka iyo Hay’adda Samafalka ee Khalifa Bin Zayid uga mahad celiyeen  Kaalmadda ay soo gaarsiiyeen oo ay aad ugu baahnaayen.

Latest stories