HomeMaqalGaas "Biixi waxaan leeyahay haddii Ingiriis dhul ku siinayo Laascaanood London ma...

Gaas “Biixi waxaan leeyahay haddii Ingiriis dhul ku siinayo Laascaanood London ma ahan, Taleex ma ahan Birmingham, Xudunna ma ahan Cardiff”

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

  Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta khubad dhinacyo badan taabaneysay waxa uu ka jeediyey furtaankii kal-fadhigii 41aad  ee Baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah oo ka mid ah xiisada ka taagan Gobolka Sool. Madaxweyne gaas ayaa si kulul uga hadlay dagaalada ka jira Gobolka Sool ee u dhaxeeya Soomaaliland iyo […]

- Advertisement -

 

Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta khubad dhinacyo badan taabaneysay waxa uu ka jeediyey furtaankii kal-fadhigii 41aad  ee Baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah oo ka mid ah xiisada ka taagan Gobolka Sool.

- Advertisement -

Madaxweyne gaas ayaa si kulul uga hadlay dagaalada ka jira Gobolka Sool ee u dhaxeeya Soomaaliland iyo Puntland,waxa  uuna sheegay in aysan aheyn meel Garoowe iyo Hargeysa ka dhaxeysa.

Isaga oo siiwata khudbadiisa ayuu sheegay in Puntland xilligaan ay wajaheyso dagaalo dhinacyo badan sida uu hadalka u dhigay.

Gaas “Biixi waxaan leeyahay haddii Ingiriis dhul ku siinayo Laascaanood London ma ahan, Taleex ma ahan Birmingham, Xudunna ma ahan Cardiff”

- Advertisement -

Waa hadalkii ugu kululaa oo uu sheego Madaxweynaha Puntland tan iyo markii uu bilaawday dagaalka u dhaxeeya Puntland iyo Soomaaliland.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Puntland.

Latest stories