HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Gaas oo shaaciyey ujeedada ka dambeysa dagaalka G/Sool

Dhageyso:-Madaxweyne Gaas oo shaaciyey ujeedada ka dambeysa dagaalka G/Sool

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas  ayaa Maanta oo Sabti ah waxa uu furay kal-fadhiga 41aad ee baarlamaanka Maamulkaas,kulankaas oo ahaa  kii ugu dambeeyey sida uu qabo Dastuurka Maamulkaas. Gudoomiyayaashasha gobolada puntland,maamulada degmooyin,Odayaashada dhaqanka xubno ka socday QM Iyo Inta badan xildhibaada deegaanadaMaamulkaas ayaa goobjoog ka ahaa kulanka. Madaxweyne Gaas oo Khudbad dheer […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas  ayaa Maanta oo Sabti ah waxa uu furay kal-fadhiga 41aad ee baarlamaanka Maamulkaas,kulankaas oo ahaa  kii ugu dambeeyey sida uu qabo Dastuurka Maamulkaas.

Gudoomiyayaashasha gobolada puntland,maamulada degmooyin,Odayaashada dhaqanka xubno ka socday QM Iyo Inta badan xildhibaada deegaanadaMaamulkaas ayaa goobjoog ka ahaa kulanka.

- Advertisement -

Madaxweyne Gaas oo Khudbad dheer kajeediyay ayaa  hadlay Waxqabadka Maamulkiisa xiisadaha Siyaasadeed ee ka jira waqtigaan deegaanada maamulka Puntland iyo Arrimo kale.

Madaxweyne gaas ayaa si kulul uga hadlay dagaalada ka jira Gobolka Sool ee u dhaxeeya Soomaaliland iyo Puntland,waxa  uuna sheegay in aysan aheyn meel Garoowe iyo Hargeysa ka dhaxeysa.

Isaga oo siiwata khudbadiisa ayuu sheegay in Puntland xilligaan ay wajaheyso dagaalo dhinacyo badan sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

“Walaalayaal waxaan ku jirnaa dagaal ka duwan dagaaladii hore,waa mid saameyn ku leh diinteena,dalkeena,jiritaankeena iyo dowladnimadena,waa dagaal dhaafahy anshaxa suuban ee soomalida lagu yaqaanay waa mid salka ku haya been iyo isir naceyb,Sool ma ahan meel la aqoon waayey cida iska leh,mana ahan mid inta shandad lagu qaatao ictiraaf lagu raadado ayuu yiri Madaxweyne Cabduweli Gaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Gaas uu kaga hadlay daagalka gobolka Sool.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts