HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Jubaland” Howlgalka AMISOM ayaa masuulka ah in ay awood yeeshaan Al-Shabaab”

Dhageyso:-Maamulka Jubaland” Howlgalka AMISOM ayaa masuulka ah in ay awood yeeshaan Al-Shabaab”

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil oo ka hadlayey weerarada mararka qaar ay geystaan Al-Shabaab ayaa dowladaha taageera dowladda ku eedeeyey in ay ka gaabiyeen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Waxa uu sheegay in awooda ay Al-Shabaab weerarada ku geystaan ay keentay abaabul xumo dhinaca dagaalka ah,taasina ay sababtay in Al-Shabaab […]

- Advertisement -

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil oo ka hadlayey weerarada mararka qaar ay geystaan Al-Shabaab ayaa dowladaha taageera dowladda ku eedeeyey in ay ka gaabiyeen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in awooda ay Al-Shabaab weerarada ku geystaan ay keentay abaabul xumo dhinaca dagaalka ah,taasina ay sababtay in Al-Shabaab ay awoodooda xoogeysato.

- Advertisement -

“Runtii waxa nasiibdaro ah in Baardheere oo aan qabanay 4 Sanno ka hor in howlgalkaas siiwadi taankiisii laga gaabiyey,deegaanada hoostagana ay Al-Shabaab maamulaan,dhaliishaas waxaa iska leh dowladda federaalka iyo dowladaha ka caawiya howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM ayuu yiri mudane Kaliil.

Maamulka gobolka Gedo ayaa horay u sheegay in degaanada Gobolkaas ay ku soo qul quleen Al-Shabaabkii ugu badnaa,isla markaana ay ka soo weerar tagaan.

Hoos Ka Codka Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Jubbaland.

Latest stories