HomeCaalamkaDad loo qabtay Qaraxii ka dhacay Magalada Adis Ababa

Dad loo qabtay Qaraxii ka dhacay Magalada Adis Ababa

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Warar laga helayo Magalada Adis Ababa ee Xarunta dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in tiro dad ah loo qabtey qarixii ka dhacay fagaaraha Meskel Square xilli uu khubad jeedinayey Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Abiy Axmed. Saraakiisha laamaha amniga Itoobiya ayaa wax ay ku warameen in qaraxaas loo qabtay Shan ruux oo iska dhigayey dadka Wadooyinka […]

- Advertisement -

Warar laga helayo Magalada Adis Ababa ee Xarunta dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in tiro dad ah loo qabtey qarixii ka dhacay fagaaraha Meskel Square xilli uu khubad jeedinayey Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Abiy Axmed.

Saraakiisha laamaha amniga Itoobiya ayaa wax ay ku warameen in qaraxaas loo qabtay Shan ruux oo iska dhigayey dadka Wadooyinka ka dawarsada(Tuugsada),isla markaana haatan su’aalo lagu weeydiinayo Saldhiga Sidistegna si baaris dheer loogu sameeyo.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa Wararkii u dambeeyey ee qaraxa ay sheegayan in 132 ruux ay ku dhaawacmeen halka mid ka mid ah dadkii dhaawacmay uu geeriyooday.

Qaar ka mid ah Madaxda Wadamada Afrika ayaa la sheegay in ay qadka talefonka kula xiriireen Ra’iisul Wasaare.

Latest stories