HomeCaalamkaBoliska Kenya oo toogtay Nin ka mid ah dad loo xiray Al-Shabaabnimo

Boliska Kenya oo toogtay Nin ka mid ah dad loo xiray Al-Shabaabnimo

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xiisad ka taagan Degmadda Wajeer ee W/bari ee dalkaasi, kadib, markii ay Ciiddanka toogteen Nin ka mid ahaa dad lagu hayey Xero Bolis oo ku taalla Degaanka Kutulo. Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Milliteriga qaadeen Hawlgal ay ku soo qabanayaan dadka lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Alshabaaab, iyadoo Tobaneeyo qof lagu xiray Xero ay […]

- Advertisement -

Xiisad ka taagan Degmadda Wajeer ee W/bari ee dalkaasi, kadib, markii ay Ciiddanka toogteen Nin ka mid ahaa dad lagu hayey Xero Bolis oo ku taalla Degaanka Kutulo.

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Milliteriga qaadeen Hawlgal ay ku soo qabanayaan dadka lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Alshabaaab, iyadoo Tobaneeyo qof lagu xiray Xero ay Boliska AP ku leeyihiin Deegaanka Kutulo.

- Advertisement -

Goobjoogayaasha oo la hadlay Wargeyska The Nation ayaa qoray inay Ciiddanka toogteen mid ka mid ah dadka la soo xiray, kaasi oo lagu magacaabi jirey Xasan Cabdi  Muxumad oo 51-jir ahaa.

Marxuumka ayaa la sheegay inay Ciiddanka toogteen, kadib, markii qaar ka mid ah dadka la xiray ka bannaan baxeen Xraigooda.

Goobjoogayaasha waxay kaloo sheegeen in Marxumka la dilay uu shaqqale dhinaca Ammaanka ka ahaa mid ka mid ah Shirkadaha Korantadda ee Deegaankaasi.

- Advertisement -

Hawlgalka ay Ciiddanka Ammaanka Kenya ka wadaan Wajeer waxa uu ku soo beegmay kadib, markii ay Dagalaamayaasha Alshabaab qarax miino ku dileen 8 ka mid ah Askarta dalkaasi maalintii Axadda ee la soo dhaafay.

Si kastaba ha ahaatee, Milliteriga Kenya waxaa lagu eedeeyaa inay jir-dil, Xabsi iyo dil u geystaan dadka Soomaalida ku nool W/bari ee dalkaasi ee ay ku tuhumaan inuu taageero Xarakadda Alshabaab oo inta bdaan Hawlgallo ka fulissa gudaha Kenya.

Latest stories