HomeCaalamkaSawirro:-Somaliya iyo turkiga oo isku raacay in laga hortago dadka ku safra...

Sawirro:-Somaliya iyo turkiga oo isku raacay in laga hortago dadka ku safra dukumintiyada been abuurka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col. Mohamed Adam Kofi ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaliya Olgan Bekar. Kulankan ay yeesheen Safiirka iyo agaasimaha ayaa waxa ay kaga wadahadleen in la iskakaashado arrimaha Socdaalka la xariira, isdhaafsiga qibradaha iyo tababarada iyo in muwadiniinta labada dal loo fududeeyo sidii ay […]

- Advertisement -

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col. Mohamed Adam Kofi ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaliya Olgan Bekar.

Kulankan ay yeesheen Safiirka iyo agaasimaha ayaa waxa ay kaga wadahadleen in la iskakaashado arrimaha Socdaalka la xariira, isdhaafsiga qibradaha iyo tababarada iyo in muwadiniinta labada dal loo fududeeyo sidii ay ku heli lahayeen Dal-ku galka (visa)

- Advertisement -

Ugu dambeyn labada masuul ayaa ka wadahadlay in si wadajir ah looga wada hortago dadka sida sharci darada ah ugu safraya dukumintiyada been abuurka ah iyo arrimaha la xariira Tahriibka oo ay dad Soomali ah oo badan Turkiga uga sii tahriibaan Gariiga.

Latest stories