HomeCaalamkaSawirro:-Gashaanle Xasan Saalax oo ka mid noqday 7 Sarkaal oo lagu tababarey...

Sawirro:-Gashaanle Xasan Saalax oo ka mid noqday 7 Sarkaal oo lagu tababarey kulliyadda dagaalka NATO

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Kulliyadda dagaalka ee Nato college ayaa waxaa Sanadkaan ka qalinjabisay 25 Saraakiil oo u dhashay waddamada Kala ah  Soomaaliya,Talyaniga, Mareykanka, Faransiiska, Canada, Luxembourg.svg Luksemburg, Netherlands.svg Holland, Norway.svg Norway,Portugal.svg Bortuqaal, United Kingdom.svg Ingiriiska,    Giriig ,Turki Jarmalka, iyo wadamo kale. Dal kasta ayaa waxaa ka socday hal sarkaal waxaana Soomaaliya tababarka uga qeyb galay Gashaanlle Xasan Saalax […]

- Advertisement -

Kulliyadda dagaalka ee Nato college ayaa waxaa Sanadkaan ka qalinjabisay 25 Saraakiil oo u dhashay waddamada Kala ah  Soomaaliya,Talyaniga, Mareykanka, Faransiiska, Canada, Luxembourg.svg Luksemburg, Netherlands.svg Holland, Norway.svg Norway,Portugal.svg Bortuqaal, United Kingdom.svg Ingiriiska,    Giriig ,Turki Jarmalka, iyo wadamo kale.

Dal kasta ayaa waxaa ka socday hal sarkaal waxaana Soomaaliya tababarka uga qeyb galay Gashaanlle Xasan Saalax oo ka mid ah Saraakiisha ciidanka xoogga dalka.

- Advertisement -

Saraakiishaan ayaa kulliyadda dagaalka ee NATO college lagu baray hoggaaminta dagaalka.

Tababarka ay qaadanayeen saraakiishaan ayaa ahaa mid aad u sarreeyo iyadoo tababarku socday muddo sanad iyo bar ah.

kulliyadaani dagaalka ee NATO ayaa waxaa hore tababarro ugu soo qaatay Saraakiil ay ka mid ahayeen Jeneral Maxamed Siyaad Barre iyo S/guud Maxamed Cali Samatar oo labaduba ka soo qalin jabiyay kulliyaddaasi.

- Advertisement -

Latest stories