HomeCaalamkaTrump oo sheegay inay Waqooyiga Kuurya dib u celisay haraagga maydadkii...

Trump oo sheegay inay Waqooyiga Kuurya dib u celisay haraagga maydadkii Boqolaal Askar Maraykan ah

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha dalka Mraaykanka, Donald Trump ayaa xaqiijiyey in Marayknaka lagu soo wareejiyey maydadka 200 Askari oo looga dilay dagaalkii Kuurya ka dhacay sannadihii 1950-kii ilaa 1953-kii. Madaxweynaha aayaa hadalkaasi ka sheegay Dibadbax ay Taageerayaashiisa shalay ka dhigeen magaalladda DULUTH ee Gobalka Minnesota. .Ku-dhawaad 7,700 Askar Maraykan ah ayaa weli lagu la’ yahay Dagaalkii Kuurya, inkastoo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Mraaykanka, Donald Trump ayaa xaqiijiyey in Marayknaka lagu soo wareejiyey maydadka 200 Askari oo looga dilay dagaalkii Kuurya ka dhacay sannadihii 1950-kii ilaa 1953-kii.

Madaxweynaha aayaa hadalkaasi ka sheegay Dibadbax ay Taageerayaashiisa shalay ka dhigeen magaalladda DULUTH ee Gobalka Minnesota.

- Advertisement -

.Ku-dhawaad 7,700 Askar Maraykan ah ayaa weli lagu la’ yahay Dagaalkii Kuurya, inkastoo ay Dowladda Waqooyiga Kuurya horey u sheegtay inay hayaan maydadka wax ka badan 200 Askari.

Warar madax bannaan ayaa sheegaya  in dagaalkaasi lagu dilay in ka badan 35,500 oo Askar Maraykan ahaa.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories