HomeCaalamkaShirweyne Caalami ah oo looga hadlayo Arrimaha Somalia oo ka furmi doona...

Shirweyne Caalami ah oo looga hadlayo Arrimaha Somalia oo ka furmi doona Belgium-ka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiiro Arrimo-dibadeeyo ka kala socda Dowladaha daneeya Arrimaha Somalia iyo Saraakiil ka kala socda Beseha Caalamka iyo Ururradda Caalamiga ayaa ka qeyb galayo Shirkaasi oo bishan 26-da ka furmi doona Caasimadda dalka Belgium ee Brussels. Shirkaasi waxaa diiradda lagu saari doonaa Xaqijinta Ballanqaadka Dadaalka Caalamiga ee lagu taageerayo  Deganaanshaha iyo Horumarinta Somalia iyo sidii ay […]

- Advertisement -

Wasiiro Arrimo-dibadeeyo ka kala socda Dowladaha daneeya Arrimaha Somalia iyo Saraakiil ka kala socda Beseha Caalamka iyo Ururradda Caalamiga ayaa ka qeyb galayo Shirkaasi oo bishan 26-da ka furmi doona Caasimadda dalka Belgium ee Brussels.

Shirkaasi waxaa diiradda lagu saari doonaa Xaqijinta Ballanqaadka Dadaalka Caalamiga ee lagu taageerayo  Deganaanshaha iyo Horumarinta Somalia iyo sidii ay DFS u qaadi lahayd Tallaabooyinka soo socda ee Ajendaha Isbedelka iyo in laga xaajoodo  Arrimaha Dhaqaalaha, Siyaasadda ee xiriirrka la leh Xaalladda Somalia.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Masar ayaa sheegtay inay Wakiilo ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda uga qeyb geli doonaan Shirka Brussels, sida lagu soo daabacay Wargeyska Akhbaarel-Yoom ee ka soo baxa Qaahira

Si kastaba ha ahaatee, Shirkaasi bishan 26-da ka furmayo Caasimadda dalka Belgium ee Brussels waxa uu qeyb ka yahay Shirka Iskaashiga Caalamiga ee Arrimaha Somalia ee ay isku soo duwaan QM, Midowga Europe iyo Midowga Afrika ee looga hadlo Deganaanshaha iyo Horumarka Somalia.

Latest stories