HomeCaalamkaAgaasime Koofi " waxan bilabeynaa wajigii 3'aad ee dib u howlgalinta baraha...

Agaasime Koofi ” waxan bilabeynaa wajigii 3’aad ee dib u howlgalinta baraha xaduudaha dalka”

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Agaasimaha guud ee HSJ G/Sare Maxamed Adan Koofi ayaa kormeer shaqo ku tagey magaalada Kismaayo ee magaala madaxda Jubbaland. Agaasimaha oo safarkiisa uu ku wehlinayey madaxa howlaha ee HSJ ayaa la kulmey saraakiisha laanta HSJ u qaabilsan deegaanada Jubbaland, wuxuuna ka dhageystey warbixino la xariira shaqada. Agaasimaha ayaa habeenimadii xaley aqalka madaxtooyada  ku booqdey madaxweynaha […]

- Advertisement -

Agaasimaha guud ee HSJ G/Sare Maxamed Adan Koofi ayaa kormeer shaqo ku tagey magaalada Kismaayo ee magaala madaxda Jubbaland.

Agaasimaha oo safarkiisa uu ku wehlinayey madaxa howlaha ee HSJ ayaa la kulmey saraakiisha laanta HSJ u qaabilsan deegaanada Jubbaland, wuxuuna ka dhageystey warbixino la xariira shaqada.

- Advertisement -

Agaasimaha ayaa habeenimadii xaley aqalka madaxtooyada  ku booqdey madaxweynaha Jubbaland, waxayna ka wada hadleen howlaha ballaaran ee HSJ ka heyso deegaanada Jubbaland.

Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa ku guda jirta fulinta qorshaha wajiga 3aad ee dib u howlgelinta barahii socdaalka xuduudaha dhulka iyo ballaarinta xaruumaha adeegga baasaboorka iyo Kaarka aqoonsiga.

Latest stories