HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Waare”Beelo ayaa naga hortaagan in aan la-dagaalano Al-Shabaab”

Dhageyso:-Madaxweyne Waare”Beelo ayaa naga hortaagan in aan la-dagaalano Al-Shabaab”

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxaweynaha Maamulka hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlayay howlgallada  ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay mararka qaar ka fuliyaan deegaanada Maamulkaas ayaa soo bandhigay caqabado ay la kulmaan. Waxa uu shegay in caqabada koowaad ee ka hortaagan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ay tahay dagaalada mararka qaar dhexmara beelaha dega deegaanada Maamulka hir-Shabeelle. “Runtii […]

- Advertisement -

Madaxaweynaha Maamulka hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlayay howlgallada  ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay mararka qaar ka fuliyaan deegaanada Maamulkaas ayaa soo bandhigay caqabado ay la kulmaan.

Waxa uu shegay in caqabada koowaad ee ka hortaagan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ay tahay dagaalada mararka qaar dhexmara beelaha dega deegaanada Maamulka hir-Shabeelle.

- Advertisement -

“Runtii dagaalka beelaha anaga waxan u aragnaa beelaha wax dhibaato ah oo dhex yaala majiraan balse waa mid lagu carqaladeynayo dagaalka Shabaabka aan kula jirno,mar allaala iyo markii aaan abuul sameyno oo an dagaal qaadno gadaal ayaa laga soo wareegayaa,dad ayaa ka Shaqeynayaa qabaa’ilki ayaa waxan jirin dhexdooda la dhigayaa taasina waa caqabada koowaad e naga heysata dagaalka Al-Shabaab.

Sigaar ah waxa uu Madaxweyne Waare u soo qaatay dagaal beeledyadii u dambeeyey ee ka dahcay deegaano hoostaga degmooyinka Maxaas iyo Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Gababadii waxa uu Madaxweyne Waare sheegay in Al-Shabaab looga adkaan karo abaabul ay sameeyaan dadka ku nool deegaanada ay maamulaan taasna ay iyaga wadaan dhankooda,isla markaana ay diyaariyeen Ciidamo gaar ah.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle.

Latest stories