HomeWararFaah faahin:-Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

Faah faahin:-Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Qaxaan ayaa ahaa mid gaari ay wateen loogu xiray Gabar iyo Wiil Dhalinyrao ah,waxaana gaariga uu la qarxay xilli ay marayeen agagaarka Xaaji Baasto ee Wadada Maka Al-Mukarama ee degmada hodan,waxana la sheegay in ay ku dhaawacmeen labadii qof ee watay gaarigaas. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in ay goobta soo gaareen Ciidamo […]

- Advertisement -

Qaxaan ayaa ahaa mid gaari ay wateen loogu xiray Gabar iyo Wiil Dhalinyrao ah,waxaana gaariga uu la qarxay xilli ay marayeen agagaarka Xaaji Baasto ee Wadada Maka Al-Mukarama ee degmada hodan,waxana la sheegay in ay ku dhaawacmeen labadii qof ee watay gaarigaas.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in ay goobta soo gaareen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya,waxaana Wiilka gaariga watay ee dhaawacmay uu sheegay in uu yahay Arday,isla markaana wax Siyaasad ah uusan ku lug laheyn halka gabadhii la socotay,iyana ay aad u naxday oo wax hadal ah uu ka soo bixi waayey.

- Advertisement -

Gaariga ay wateen ayaa ahaa nooca Raaxada ee loo yaqaano isbaashiyo,iyada oo dhaawaca Gabadha iyo Wiilka la geeyey Isbitaalka Daaru Shifaa ee Magalada Muqdisho si loogu daweeyo.

Saraakiisha laamaha amniga Soomaaliya weli faah faahin intaasi dheeraad ah kama bixin qaraxaasi Maanta ka dhacay degmada Hodan.

Latest stories