HomeCaalamka(SAWIRO): Shaqaale dibadbax ka hor dhigay Safaaradda Maraykanka ee dalka Kamboodiya.

(SAWIRO): Shaqaale dibadbax ka hor dhigay Safaaradda Maraykanka ee dalka Kamboodiya.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

32 Ilaalo ka ahaa Safaaraddaasi waxay maanta dhigeen Dibadbax ay kaga soo horjeedaan in shaqada laga ruqseeyey. Shaqaalahaasi waxay codsadeen in caddaymo muuqda laga siiyo sababaha looga eryey shaqada. Warar ayaa sheegaya in Shaqaalahaasi lagu helay inay Filimadda Anshax-xumidda ah ku wadaageen Tleefoonaooda Gacanta ee Mobayladda. Qaar ka mid ah Shaqaalahaasi ayaa ku dooday inay […]

- Advertisement -

32 Ilaalo ka ahaa Safaaraddaasi waxay maanta dhigeen Dibadbax ay kaga soo horjeedaan in shaqada laga ruqseeyey.

Shaqaalahaasi waxay codsadeen in caddaymo muuqda laga siiyo sababaha looga eryey shaqada.

- Advertisement -

Warar ayaa sheegaya in Shaqaalahaasi lagu helay inay Filimadda Anshax-xumidda ah ku wadaageen Tleefoonaooda Gacanta ee Mobayladda.

Qaar ka mid ah Shaqaalahaasi ayaa ku dooday inay arrintaasi tahay mid Shaqsiyadeed oo ay iyagu dhexdooda isku weydaarsadeen Muuqaaladaasi.

Shaqaalahaasi oo Baraha Bulshadda, sida Facebook Messenger Koox-koox ugu mideysan ayaa la sheegay inay ku mashquuli jireen xilliyadda shaqada ee ay ku sugan yihiin Dhismaha Safaaradda.

- Advertisement -

Warbaahinta dalka Kambodiya waxay sheegeen inay shaqaalahaasi daawan jireen Filimadda Anshax xmidda ee haweenka da’dooa ka yartahay 18-jir, inkastoo ay Shaqaalaha beeniyeen arrintaasi.

Dhinaca kale, Afhayeenka Safaaradda Maraykanak ee caasimadda dalka Kambodiya ee Fenom Been (Phnom Penh), David Josar waxa uu sheegay in Ilaaladda shaqada xaq u leeyihiin inay dhigaan Dibadbax Nabad ah, wuxuuna xusay in dhibaataddu tahay Filimadda  anshax-xumida ee cartruurta yaryar laga duubay.

Si kastaba ha ahaatee, shaqaalahaasi oo shaqada laga eryey bishii Maarso ee sannadkan, waxayna shaqaalahaasi tilmaameen inay u baahan yihiin Caddaalad, kuna rajo weyn yihiin inay Safaaradda xalin doonto dhibaatadaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories