HomeCaalamkaHoggamaiyaha Waqooyiga Kuurya oo booqanaya Shiinaha.

Hoggamaiyaha Waqooyiga Kuurya oo booqanaya Shiinaha.

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Kim Jong Un ayaa saakayto booqasho 2 maalmood ku tegay caasimadda dalka Shiinaha ee Pejing, sida uu baahiyey Telefishinka Dowladda Shiinaha ee CCTV. Waa socdaalkii 2-aad ee uu Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya ku tago dalka Shiinaha sannadkan oo keliya. Booqashadiisa ayaa timid, kadib, markii uu Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya isbuucii hore kulan la yeeshay Madaxweynaha Maraykanka, Donald […]

- Advertisement -

Kim Jong Un ayaa saakayto booqasho 2 maalmood ku tegay caasimadda dalka Shiinaha ee Pejing, sida uu baahiyey Telefishinka Dowladda Shiinaha ee CCTV.

Waa socdaalkii 2-aad ee uu Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya ku tago dalka Shiinaha sannadkan oo keliya.

- Advertisement -

Booqashadiisa ayaa timid, kadib, markii uu Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya isbuucii hore kulan la yeeshay Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, oo ay kala saaxiixdeen Heshiis Taariikhi ah.

Dhinaca kale, Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Mike Pompeo ayaa sheegay inuu mar kale booqan doono Caasimadda dalka Waqooyiga Kuurya ee Biyonyang, si uu Madaxda dalkaasi kala hadlo Taabagelinta Heshiiskii aty Madaxda labada waddan ku kala saxiixdeen dalka Singapore.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories