HomeMaqalDhageyso:-5 Qodob oo uu Madaxweyne Farmaajo uga hadlay Wareysi uu bixiyey

Dhageyso:-5 Qodob oo uu Madaxweyne Farmaajo uga hadlay Wareysi uu bixiyey

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Wareysi siiyey Warbaahinta Dowladda ayaa ka hadlay qodobo ay ka mid yihiin,Dagaalka Tukaraq, muhiimada heshiiskii Itoobiya iyo Soomaaliya,kobaca dhaqaale e dalka,dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo qodobo kale. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in dalka la maalgashado si uu u kobco dhaqaalaheeda,iyada oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Wareysi siiyey Warbaahinta Dowladda ayaa ka hadlay qodobo ay ka mid yihiin,Dagaalka Tukaraq, muhiimada heshiiskii Itoobiya iyo Soomaaliya,kobaca dhaqaale e dalka,dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo qodobo kale.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in dalka la maalgashado si uu u kobco dhaqaalaheeda,iyada oo taasi laga duulayana uu booqasho hal maalin ah Muqdisho ku yimid Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

- Advertisement -

Waxa uu soo hadal qaaday Madaxweynaha hadalheyntii todobaadkaan ee aheyd in dekadaha Soomaliya lasiiyey Itoobiya,waxa uuna sheegay in dekadaha ay ku yaallan Soomaaliya dhaqaalaha ka soo xaroodana ay soomaaliya leedahay,kana imaan karaan wadamada Afrika iyo Yurub intaba.

Isaga oo ka hadlayay darbiga Kenya ka dhiseysay xadka ayuu sheegay in labada dowladood ay isla qaateen in darbigaas la joojiyo ka dibna guddi loo saaro kuwaas oo baaritaano dhab ah soo sameeya,isla markaana warbixin ka keena halka darbiga laga dhisayo.

Sidoo kale waxa uu ka hadlay dagaalada Tukaraq waxa uuna sheegay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in dagaalkaas uu yahay mid nasiibdarro ah kaas oo mudo 28 Sano kadib weli uu daadanayo dhiiga Shacabka Soomaaliyeed,waxa uuna ugu baaqay labada Maamul in ay dib u heshiisiin bilaabaan si xiisada loo qaboojiyo.

- Advertisement -

Wareysiga Madaxweyne Farmaajo uu siiyey Warbaahinta dowladda oo aad u dheeraa ayaa sidoo kale waxa uu kaga hadlay dagaalka Al-Shabaab,waxa uuna sheegay in dhalinyaro farabadan oo ay qaldeen Al-Shabaab ay ka bar bar dagaalamaan,waxa uuna ugu baaqay in dowladda ay ku soo biiraan,loona sameyn doono dhaqancelin iyo daryeel wanaagsan.

Su’aalaha la weeydiiyey Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ka mid ahaa in markii dalka uu galo xiisad siyaasadeed uu mudo ka aamusnaado,waxa uuna ku jawaabay.

“Runtii aniga wax igama bilaawdaan ee wey igu  dhamaadaan,waayo waa meeshii loo noqon lahaa laakin hadii uu marka hore hadlo malaha meel loo laabto,marka waxan kuu sheegayaa in arrimaha hoose ay Shaqadiisu tahay Ra’iiaul Wasaaraha oo ay ka hoos Shaqeeyaan golihiisa Wasiirada iyo Shaqaalaha kale,waxaana cadeynayaa  in aniga iyo Ra’iisul Wasaaraha isqaban doonin sida ay dad badan ku fikirayaan ayuu yiri Madaxweynaha.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Madaxweyne Farmaajo ee Warbaahinta Dowladda oo siiyey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires at the United States Embassy in Mogadishu, he leaves at...

Journalist Dies from Gunshot Injuries, NUSOJ Demands Justice and Accountability

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply saddened by the death of Bashir Mohamed Abdullahi, a reporter...

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel and the Two Mothers: The Truth Behind the Story

Daniel and the two mothers: what is true, what is unconfirmed?

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Italy Expands Police Training Support for Somalia

Talyaaniga ayaa Muqdisho ku shaaciyay qorshe lagu xoojinayo iskaashiga amni ee Soomaaliya, iyadoo diiradda la saarayo tababarka booliiska, dhismaha hay’adaha amniga iyo ka hortagga xagjirnimada.

Türkiye pledges continued security and economic support for Somalia

Danjiraha Turkiga Alper Aktaş oo ka hadlaya Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ee Muqdisho

Somalia Sets September 30 for Galmudug, Hirshabelle Elections

The elections hold broader significance for Somalia's political stability. Federal member state elections are crucial for establishing legitimate regional administrations that can partner with the federal government on security, development, and constitutional reform. Any delays or disputes could undermine progress toward the national elections scheduled for 2027. Both elections will proceed simultaneously on September 30, with results expected shortly thereafter.

SNA brobes video of soldiers suffocating bound Al-Shabaab suspect

Somalia's military opened a preliminary investigation on Tuesday after a video circulated online appeared to show members of the...

Follow us

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" manual_count_facebook="26400" twitter="tagdivofficial" manual_count_twitter="7500" youtube="tagdiv" style="style6 td-social-boxed" tdc_css="eyJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMjAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3NjgsImFsbCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiNDAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBob25lIjp7ImRpc3BsYXkiOiIifSwicGhvbmVfbWF4X3dpZHRoIjo3Njd9" f_counters_font_family="global-font-2_global" f_network_font_family="global-font-2_global" f_btn_font_family="global-font-2_global" f_counters_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTIifQ==" f_network_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEiLCJsYW5kc2NhcGUiOiIxMSJ9" f_btn_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEifQ=="]

Popular

spot_img

Popular Categories