HomeCaalamkaSoomaaliya oo Makamadda Hague u Gudbisay Jawaabta Gal-dacwadeedka muranka badda

Soomaaliya oo Makamadda Hague u Gudbisay Jawaabta Gal-dacwadeedka muranka badda

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Wafdi uu hoggaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo ku sugan gudaha Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka (ICJ) ee magaalada Hague, ayaa gudbiyay jawaabta gal dacwadeedka muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Axmed Cali Daahir iyo qareenada la socda oo ay ka mid yihiin Dr. Muna Al Sharman iyo Danjiraha Soomaaliya ee […]

- Advertisement -

Wafdi uu hoggaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo ku sugan gudaha Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka (ICJ) ee magaalada Hague, ayaa gudbiyay jawaabta gal dacwadeedka muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Axmed Cali Daahir iyo qareenada la socda oo ay ka mid yihiin Dr. Muna Al Sharman iyo Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Dr. Cali Said Faqi ayaa la filayaa inay la hadlaan Warbaahinta, si ay faahfaahin uga bixiyaan Jawaabta Gal dacwadeedka ay gudbiyeen.

- Advertisement -

Galka Dacwadeedkan ayaa waxaa lagu balansanaa in Ergadan mataleysa Soomaaliya ay Maxkamadda ku wareejiyaan maanta oo ay ku beegantahay Taariikhda 18/06/2018 saacadu Bariga Afrika markey aheyd 4:30PM ama 3:30PM xilliga Netherlands.

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad oo dhawaan Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya aysan diyaar u aheyn Wada xaajood Dacwada Badda oo ay la gasho Kenya, wuxuuna xusay Wadada kaliya ee Murankan lagu xalin karo inay tahay go’aanka ay soo saarto Maxkamada Hague.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories