HomeCaalamkaShirkadda Twitter oo aqoonsatay sharci ahaanshaha Cinwaanka NUSOJ ee @ NUSOJ_Somalia

Shirkadda Twitter oo aqoonsatay sharci ahaanshaha Cinwaanka NUSOJ ee @ NUSOJ_Somalia

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Twitterka Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somalia ee NUSOJ @ NUSOJ_Somalia ayaa dib loo soo celiyey, sidaas waxaa sheegay Guddoomiyaha NUSOJ, Maahir Jaamac. War-saxaafadeed maanta ka soo baxay Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somalia ee NUSOJ ayaa lagu shaaciyey inay ku guuldeysteen inay dib u soo celiyaan Twitter-kooda Sharciga ee loo aqoonsan yahay ee  @ NUSOJ_Somalia Twitter-kaasi ayaa horey […]

- Advertisement -

Twitterka Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somalia ee NUSOJ @ NUSOJ_Somalia ayaa dib loo soo celiyey, sidaas waxaa sheegay Guddoomiyaha NUSOJ, Maahir Jaamac.

War-saxaafadeed maanta ka soo baxay Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somalia ee NUSOJ ayaa lagu shaaciyey inay ku guuldeysteen inay dib u soo celiyaan Twitter-kooda Sharciga ee loo aqoonsan yahay ee  @ NUSOJ_Somalia

- Advertisement -

Twitter-kaasi ayaa horey loo hakiyey (suspended), kadib, markii la isku dayey in lala wareego.

Shirkadda Twitter-ka waxay cinwaanka @ NUSOJ_Somalia u aqoonsatay Ururka NUSOJ, isla markaana waxay gaashaanka ku dhufteen sheegasho la been abuurtay.

Hakadka horey loo geliyey cinwaanka Twitterka ee NUSOJ ayaa timid, kadib, markii ay Qareeno ku sugan Europe oo la marin habaabiyey ay buuxiyeen Kiis ka dhan Ururka Suxufiyiinta Qraanka Somalia ee NUSOJ.

- Advertisement -

War-saxaafadeedka NUSOJ ayaa lagu sheegay inay ku faraxsan yihiin inay shaaciyaan in dib loo soo celiyey Twitterka NUSOJ, iyadoo Shirkadda Twitter-ka ogaadeen sheegashaddii Omar Faaruuq Cismaan inay tahay mid aan asaas lahayn oo aan sal lahayn.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Ururka NUSOJ, Maahir Jaamac waxa uu shalay oo Axad ahayd sheegay in Cinwaanka NUSOJ haatan shaqeynayo, isla markaana ay dadka ka heli doonaan wararka ugu dambeeyey ee Xaalladaha Suxufiyiinta Soomaalida.

Sidoo kale, Shirkadda Twitter waxay horey u hakiyeen Cinwaanka Khaaska ee Xoghayaha Guud ee NUSOJ, Maxamed Ibraahim Macallimu (@MOALIMUU), balse dib ayaa loo furay, kdaib, markii ay Shirkadad Twitter-ka yaqiinsadeen  runta, kana daba tageen Sheegashadda been abuurka ee uu isku soo duway Cumar Faaruuq oo sheegta xilka Xoghayaha Guud ee Ururka NUSOJ oo horey cod looga qaaday Xafiiska bishii March ee sannadkii 2011-kii.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories