HomeCaalamkaNin ka tirsanaa Dariiqadda Suufiyadda oo lagu daldalay dalka Iiraan

Nin ka tirsanaa Dariiqadda Suufiyadda oo lagu daldalay dalka Iiraan

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ninkaasi oo la oran jirey Maxamed Salas ayaa la sheegay in Waaberigii hore ee saakayto la daldalay, sida lagu xaqiijiyey Websaytka Garsoorka dalkaasi. Eedeysanaha oo 51-jir ahaa waxa uu horey u sheegay inuu si kama’ ah gaariga ku jiirsiiyey Askartaasi, xilli uu ka cararayey Dibadbaxyo rabshado watay oo u dhexeeyey Boliska iyo Taageerayaasha Hoggaamiyaha ka […]

- Advertisement -

Ninkaasi oo la oran jirey Maxamed Salas ayaa la sheegay in Waaberigii hore ee saakayto la daldalay, sida lagu xaqiijiyey Websaytka Garsoorka dalkaasi.

Eedeysanaha oo 51-jir ahaa waxa uu horey u sheegay inuu si kama’ ah gaariga ku jiirsiiyey Askartaasi, xilli uu ka cararayey Dibadbaxyo rabshado watay oo u dhexeeyey Boliska iyo Taageerayaasha Hoggaamiyaha ka soo jeeda dadka haysta Dariiqadda Suufiyadda ee dalkaasi, Nuuraali Tabandeh.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hay’adda Amnesty ee Xuquuqda Aadanaha waxay maanta soo saartay qoraal ay ku muujisay inay ka naxeen, kana tiiraanyeysan yihiin dilka Marxuumkaasi.

Hay’adda waxay kaloo sheegtay inay ka walaacsan yihiin xukunkiisa oo aan si Xaq ah ku dhicin.

Dadka ku nool Iiraan waxay badankooda yihiin Shiico,kuwaasi oo ay ku dhex nool yihiin  dadka Sunniyiinta, gaar ahaan kuwa Dariiqadda Suufiyadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories