HomeCaalamka(MUUQAAL): Dad ku geeriyooday dhul-gariir ka dhacay dalka Japan.

(MUUQAAL): Dad ku geeriyooday dhul-gariir ka dhacay dalka Japan.

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku geeriyootay dhul-gariirkaasi oo saakayto ka dhacay Gobalka  OSAKA ee Galbeedka dalkaasi. Dadka geriyooday ayaa la sheegay inay kala ahaayeen gabar 9 jir iyo labo Oday oo da’da 80-aadka ku jiray, iyadoo 200 oo kalena ku dhawaacmeen. Hay’adda Ka-hortagga Masiibooyinka ee dalkaasi weaxay sheegtay in qiyaasta dhul-gariirkaasi ahaa 6.1 Halbeegga REKTARKA. […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku geeriyootay dhul-gariirkaasi oo saakayto ka dhacay Gobalka  OSAKA ee Galbeedka dalkaasi.

Dadka geriyooday ayaa la sheegay inay kala ahaayeen gabar 9 jir iyo labo Oday oo da’da 80-aadka ku jiray, iyadoo 200 oo kalena ku dhawaacmeen.

- Advertisement -

Hay’adda Ka-hortagga Masiibooyinka ee dalkaasi weaxay sheegtay in qiyaasta dhul-gariirkaasi ahaa 6.1 Halbeegga REKTARKA.

Waxaa la sheegay inay guryo badan burbureen, kuwo kalena uu dab qabsaday, waxaana la joojiyey gebbi ahaan Tareenadda, si loo hubiyo khasaaraha soo gaaray Khadka Xadiidka ee Tareenadda isticmaalaan.

HALKA KA DAAWO MUQAALKA DHUL-GARIIRKAASI:

- Advertisement -

https://youtu.be/Z71tEALlK2M

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories