HomeCaalamkaDagaalyahano taabacsanaa Dowladda Syria oo duqeyn lagu dilay.

Dagaalyahano taabacsanaa Dowladda Syria oo duqeyn lagu dilay.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ugu yaraan 52 Dagaalyahano shisheeye ah oo ka barbar dagaalama Milliteriga Dowladda dalkaasi ayaa xalay lagu dilay duqeyn Diyaaradeed oo ka dhacday Bariga dalkaasi, meel ku dhow xuduudka dalka Iraq. Madaxa Kooxda Kormeerka Dagaalka Syria, Raami C/raxmaan ayaa sheegtay inay duqeyntaasi ahayd tii ugu dhiig daadashada badnayd ee lala beegsado Dagaalyahano taabacsan Dowladda Syria. Waxa […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 52 Dagaalyahano shisheeye ah oo ka barbar dagaalama Milliteriga Dowladda dalkaasi ayaa xalay lagu dilay duqeyn Diyaaradeed oo ka dhacday Bariga dalkaasi, meel ku dhow xuduudka dalka Iraq.

Madaxa Kooxda Kormeerka Dagaalka Syria, Raami C/raxmaan ayaa sheegtay inay duqeyntaasi ahayd tii ugu dhiig daadashada badnayd ee lala beegsado Dagaalyahano taabacsan Dowladda Syria.

- Advertisement -

Waxa uu xusay in 38 dagaalyahano aan u dhalanin Syria lagu dilay duqeyntii saqdii dhexe lagu garaacay Daldhig Milliteri oo ku yaalla Deegaanka Al-xari ee Gobalka Deyru Azuur, oo u dhow deegaanadda ay Isbahaysiga Mraayknaka kula dagaalamayaan Kooxda Daacish.

Dhinaca kale, Warbaahinta Dowladda dalkaasi waxay ku eedeysay Isbahaysiga Maraykanka inay ka dambeeyeen Duqeyntaasi, inkastoo ay Isbahaysiga ka gaabsadeen inay ka hadlaan Duqeyntaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories