HomeCaalamka(SAWIRO): Taageerayaal Laacibka Maxamed Saalax ku sharfay Toorto 100 Kiilogaram ah !!!

(SAWIRO): Taageerayaal Laacibka Maxamed Saalax ku sharfay Toorto 100 Kiilogaram ah !!!

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Laacibka Mxaamed Salaax oo malaha Munaasabadda 26-guuradiisa ku illaabay guuldarrdda Xulka Masar jimcihii kala kulmeen Xulka dalka Uruguay ayaa waxa uu farxad ka qaaday markii ay Taageerayaasha Jejniya ee qeybta ka ah Federalka Raashiya u keeneen Daolsho ama Toorto Weyn oo uu culayskeedu dhamaa 100 Kiilogaram ah, laguna soo dul xardhay Kabo Dahabi ah. Maxamed […]

- Advertisement -

Laacibka Mxaamed Salaax oo malaha Munaasabadda 26-guuradiisa ku illaabay guuldarrdda Xulka Masar jimcihii kala kulmeen Xulka dalka Uruguay ayaa waxa uu farxad ka qaaday markii ay Taageerayaasha Jejniya ee qeybta ka ah Federalka Raashiya u keeneen Daolsho ama Toorto Weyn oo uu culayskeedu dhamaa 100 Kiilogaram ah, laguna soo dul xardhay Kabo Dahabi ah.

Maxamed Salaax waa uu dhoola-caddeeyey, waxayna Kooxdiisa oo ku ku luqeeyey Dhalasho Farxad leh soo abaareen qolkiisa,  ka hor intaysan shunmac shidin.

- Advertisement -

Xulka K/cagta Masar waxay maalinta Talaadada la Xulka Raashiya kula ciyaari doonaan Garoonka St Petersburg, iyadoo ciyaarta ku xigtana is-arki doonaan Xulka Sacuudiga.

Maxamed Salaax oo Xilli-ciyaareedkii hore Kooxda Liverpool FC u dhaliyey 44 gool waxa uu ka soo kabanayaa dhaawac dhinaca Garabka oo ka soo gaaray Ciyaartii Finaalka ee Horyaalka Europe oo ay Kooxdiisa bishii May 26-dii la yeesheen Kooxda Real Madrid.

- Advertisement -

WQ: Ustaad Nuradin

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories