HomeWararSawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo sagootiyey Abiy Axmed

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo sagootiyey Abiy Axmed

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Goordhow waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho ka dhoofay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo booqasho mudo Saacado ah qaadatay ku jooga Magalada Muqdisho. Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa Garoonka ku sii sagootiyey Ra’iisul Wasaraha Itoobiya,isaga oo raacay diyaaradii markii hore keentay oo Garoonka ku sugeysay. Saacadihii uu ku sugnaa Muqdisho ayaa […]

- Advertisement -

Goordhow waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho ka dhoofay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo booqasho mudo Saacado ah qaadatay ku jooga Magalada Muqdisho.

Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa Garoonka ku sii sagootiyey Ra’iisul Wasaraha Itoobiya,isaga oo raacay diyaaradii markii hore keentay oo Garoonka ku sugeysay.

- Advertisement -

Saacadihii uu ku sugnaa Muqdisho ayaa waxa uu kulamo la qaatay madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre,iyaga kulankoodii ay ka soo saareen Warmurtiyeed.

Madaxweyne Farmaajo oo kulanka kadib Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ra’iiusl Wasaare Abiy Axmed uu dalkiisa ku hoggaaminayo siyaasad cusub oo wax badan ka bedeshay siyaasadii hore ee dalkaas.

Booqashadaan uu Maanta Muqdisho ku yimid Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa waxa ay qeyb ka tahay booqashoyin uu ku soo marayo qaar ka mid ah Wadamada Afrika.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories