HomeCaalamkaRa’isul-wasaaraha Talyaaniga iyo Madaxweynaha Faraniiska oo kulan yeelan doona.

Ra’isul-wasaaraha Talyaaniga iyo Madaxweynaha Faraniiska oo kulan yeelan doona.

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Ra’isul-wasaaraha Talyaaniga, Jiseepe Koonte waxa uu maanta  xaqjiiyey Kulanka uu  Madaxweynaha Faransiiska, Emanwal Makroon la yeelanayo berrito oo Jimco ah, kadib, markii ay xalay ku wada hadleen Khadka Telefoonka. Hadal-qoraal o oka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Talyaaniga ayaa lagu sheegay inuu Madaxweynaha Faransiiska hoosta ka xariiqay inuusan marnaba sheegin hadal wax u dhimaya Talyaaniga ama […]

- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha Talyaaniga, Jiseepe Koonte waxa uu maanta  xaqjiiyey Kulanka uu  Madaxweynaha Faransiiska, Emanwal Makroon la yeelanayo berrito oo Jimco ah, kadib, markii ay xalay ku wada hadleen Khadka Telefoonka.

Hadal-qoraal o oka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Talyaaniga ayaa lagu sheegay inuu Madaxweynaha Faransiiska hoosta ka xariiqay inuusan marnaba sheegin hadal wax u dhimaya Talyaaniga ama Shacabkiisa.

- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay, Faraniiska iyo Talyaaniga waxaa soo kala dhex galay Khilaaf Diplomaasiyadeed ee ka dhashay Go’aankii ay Dowladda Talyaaniga ku diideen in Markab ay la socdeen boqolaal Muhaajiriin ah ku soo xirto Dekeddaha Talyaaniga.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories