HomeCaalamkaGolaha Guud ee QM oo cambaareeyey Tacadiyadda ay Askarta Yuhuudda ku hayaan...

Golaha Guud ee QM oo cambaareeyey Tacadiyadda ay Askarta Yuhuudda ku hayaan Falastyiinta

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Golaha Guud ee QM ayaa hadalkaasi soo saaray, kadib, markii ay xalay cod u qaadeen Qaraar lagu cambaareynayo Tacadigaasi, iyadoo ay 120-cod oggolaadeen, 8 xubnood wey  diideen, halka 45 kalena ka maqnaayeen Codeyntaasi. Dowladda Australia, Togo iyo Jesiiradaha Marshal waxay la safteen Martaykanka iyo Yuhuudda oo iyagu ka so ohor jeeday in loo codeeyo Qaraarkaasi. […]

- Advertisement -

Golaha Guud ee QM ayaa hadalkaasi soo saaray, kadib, markii ay xalay cod u qaadeen Qaraar lagu cambaareynayo Tacadigaasi, iyadoo ay 120-cod oggolaadeen, 8 xubnood wey  diideen, halka 45 kalena ka maqnaayeen Codeyntaasi.

Dowladda Australia, Togo iyo Jesiiradaha Marshal waxay la safteen Martaykanka iyo Yuhuudda oo iyagu ka so ohor jeeday in loo codeeyo Qaraarkaasi.

- Advertisement -

Goluhu waxay kaloo cambaareeyeen Gantaalladaasi laga soo tuuro magaalladad Qasa ee lala beegsado dhulka Yuhuudda, balse Qaraarku ma carabaabin Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee XAMAAS oo inta badan fuliya weeraradda lagu qaado Yuhuudda.

Dhinaca kale, Golaha Guud ee QM waxay ku baaqeen in Badbaadin Caalami ah la siiyo Rayidka Falastiiniyiinta ku nool dhulalka la-haysto.

.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories