HomeCaalamkaAskar u dhalatay Imaaraadka Carabta oo lagu dilay Yemen.

Askar u dhalatay Imaaraadka Carabta oo lagu dilay Yemen.

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

4 ka tirsanaa ciiddankaasi ayaa lagu dilay weerar shalay ka dhacay magaalladda Xudeydah ee dalka Yemen, sida ay shaacisay Wakaalladda Wararka Imaaraadka ee WAM. Ciiddanka Imaaraadka waxay ka mid yihiin Ciiddanka Isbahaysiga Sacuudiga ee shalay dagaalka ku qaaday magaalladad Xudeydah oo 150 KM dhanka K/galbeed kaga toosan Caasimadda dalak Yemen ee Sanca. Bishii September ee […]

- Advertisement -

4 ka tirsanaa ciiddankaasi ayaa lagu dilay weerar shalay ka dhacay magaalladda Xudeydah ee dalka Yemen, sida ay shaacisay Wakaalladda Wararka Imaaraadka ee WAM.

Ciiddanka Imaaraadka waxay ka mid yihiin Ciiddanka Isbahaysiga Sacuudiga ee shalay dagaalka ku qaaday magaalladad Xudeydah oo 150 KM dhanka K/galbeed kaga toosan Caasimadda dalak Yemen ee Sanca.

- Advertisement -

Bishii September ee sannadkii 2015-kii,  45 Askar u dhalatay Imaaaraadka ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Yemen.

Dhinaca kale, Ciiddanka Dowladda Yemen oo taageero ka helaya Ciiddamo ka kala socday Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Degmadda Nekhayla oo ku taalla Koonfurta dalkaasi,

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories