HomeCaalamkaAfar ka mid ah Wadamada Islaamka oo ku dhawaaqay Maalinta Koowaad ee...

Afar ka mid ah Wadamada Islaamka oo ku dhawaaqay Maalinta Koowaad ee Ciida

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Qaar ka mid ah dowladaha islaamka ayaa Caawa waxa ay si kala gooni gooni ah ugu dhawaaqeen in Maalinta berito ah ay tahay Maalinta koowaad ee Ciida Carafo,isla markaana ummadaha islaamka ay u dabaal degaan. Dowladaha ku dhawaaqay in Maalinta berito ah ay tahay kowda Bisha Shawaal(Soonfur) ayaa waxaa ka mid ah sacuudiga,Qatar,Imaaraadka,Indunesia,Malesia iyo dowlado […]

- Advertisement -

Qaar ka mid ah dowladaha islaamka ayaa Caawa waxa ay si kala gooni gooni ah ugu dhawaaqeen in Maalinta berito ah ay tahay Maalinta koowaad ee Ciida Carafo,isla markaana ummadaha islaamka ay u dabaal degaan.

Dowladaha ku dhawaaqay in Maalinta berito ah ay tahay kowda Bisha Shawaal(Soonfur) ayaa waxaa ka mid ah sacuudiga,Qatar,Imaaraadka,Indunesia,Malesia iyo dowlado kale.

- Advertisement -

Masuuliyiinta dowladahaas ayaa waxa ay sheegeen in Magaalooyin ka mid ah dadlkooda laga arkay bisha,sidaasina Beri oo Jimco ah ay tahay Maalinta koowaad ee Ciidul fidriga.

Dhinaca kale Wasaaradda Arrimaha Awqafta iyo Diinta Soomaaliya ayaanan weli wax  war ah ka soo bixin waxaana la filayaa in daqiiqadaha nasoo aadan in ay ku dhawaaqday Go’aanka ugu dambeeya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories