HomeCaalamkaShir lagu xoojinayo howlgalka Nabad-ilaalinta  Somalia iyo dalal kale oo ka furmayo...

Shir lagu xoojinayo howlgalka Nabad-ilaalinta  Somalia iyo dalal kale oo ka furmayo Uganda

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Shirweyne iyo Carbis Milliteri oo lagu xoojinayo  Hawlaha Nabad-ilaalinta Somalia iyo dalal kale ayaa la filayaa in bishan June 18-da ka furmo magaalladda Jinja oo ku taalla K/bari ee dalka Uganda, wuxuuna carbiskaasi socon doonaa ilaa bishan June 18-da. Ciiddamo ka kala socda dalalka Uganda, Maraykanka, Miwoga Europe iyo kuwa dalalka Bariga Afrika iyo Ururadda Caalamiga […]

- Advertisement -

Shirweyne iyo Carbis Milliteri oo lagu xoojinayo  Hawlaha Nabad-ilaalinta Somalia iyo dalal kale ayaa la filayaa in bishan June 18-da ka furmo magaalladda Jinja oo ku taalla K/bari ee dalka Uganda, wuxuuna carbiskaasi socon doonaa ilaa bishan June 18-da.

Ciiddamo ka kala socda dalalka Uganda, Maraykanka, Miwoga Europe iyo kuwa dalalka Bariga Afrika iyo Ururadda Caalamiga ayaa la filayaa inay ila eegaan caddaynta Heshiiska (The Justified Accord ee sannadkan 2016-ka (JA18).

- Advertisement -

Dhinaca kale, Taliska Qiimeynta Carbiska (CPX)  Tababarka Milliteri ayaa la qorsheynayaa in lagu qabto Xarunta xoojinta Awoodaha ee Ciiddanka Degdegga Uganda ku leeyihiin magaalladda Jinja ee dalkaasi.

Waxaana carbiskaasi diiradda lagu saari doona Awoodda Ciiddanka Nabad-ilaaliyaasha Afrika iyo Wada-shaqeynta iyo Taageeradda QM iyo Hawlgalka Nbaad-ilaalinta Afrika (PKO).

Carbiskaasi waxaa ka qeyb galay Wakiilo ka kala socda Dowladaha Uganda, Somalia, Kenya, Maraykanka, Tanzania, Holland, Brundi iyo Rwanda.

- Advertisement -

Afhayenka Ciiddanka Uganda, Richard Karemire ayaa sheegay in Carbiskaasi la doonayo in lagu xoojiyo Awoodaha wada-sahqeynta Milliteriga dalalka Bariga Afrtika la leeyihiin Ciiddanka Maraykanka ka jooga Afrika ee AFRICOM iyo in lagu xaqiijiyo Awoodahooda  ku adaan inay ka hortagaan Cabsi colaadaha ee ay Ururadda Xag-jirka ku hayaan Ammanka Gobalka, waa sida uu hadalka u dhigay,

Latest stories