HomeCaalamkaGolaha Guud ee QM oo cod u qaadi doona weeraradda ay Yuhuudda...

Golaha Guud ee QM oo cod u qaadi doona weeraradda ay Yuhuudda ku hayaan Reer Falastiin.

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

193 dal ee xubnaha ka ah Golahaasi waxay caawa u codeyn doonaan Labo Qoraal Qabyo oo ay Dowladaha Carabta iyo Maraykanak u kala gudbiyeen Golahaasi oo ku aadan in la cambaareeyo Askarta Yuhuudda ee dilalka ka geystay Marinka Qasa, iyadoo Qoraalka Maraykanka ku baaqayo in la cambaareeyo Dagaalamayaasha Ururka Islaamiga ee XAMAAS oo iyagu Hoobiyayaal […]

- Advertisement -

193 dal ee xubnaha ka ah Golahaasi waxay caawa u codeyn doonaan Labo Qoraal Qabyo oo ay Dowladaha Carabta iyo Maraykanak u kala gudbiyeen Golahaasi oo ku aadan in la cambaareeyo Askarta Yuhuudda ee dilalka ka geystay Marinka Qasa, iyadoo Qoraalka Maraykanka ku baaqayo in la cambaareeyo Dagaalamayaasha Ururka Islaamiga ee XAMAAS oo iyagu Hoobiyayaal ku duqeeyey Yuhuudda.

- Advertisement -

Dalalka Turkiga iyo Algeria oo wakiil ka ah dalalka Carabta iyo Ururka Islaamka ee OIC waxay Golaha Guud ee QM u guidbiyeen Qoraalkaasi ka dhanka ah Askarta Yuhuudda, kadib, markii ay Maraykanka Codka Diidmadda Qayaxan ee VETO ku hor-joogsadeen Qaraar ay Golaha Ammaanka ee QM gaareen bishan June 1-dii.

Golaha Guud ee QM waxay horey uga soo horjeesteen Go’aankii uu Madaxweyne Donald Trump ee uu bishii December ee sannadkii hore ugu aqoonsaday magaalladda Quddus-ta Barakaysan caasimadda Yuhuudda.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories