HomeCaalamkaDonald Trump oo sheegay inay dhamaatay Cabsidii Nukliyeerka ee Waqooyiga Kuurya.

Donald Trump oo sheegay inay dhamaatay Cabsidii Nukliyeerka ee Waqooyiga Kuurya.

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Maraykanka oo dib ugu laabtay Washington waxa uu Twitter-kiisa ku qo difaacay go’aanka lagu joojinayo Carbiska Milliteri ee ay Ciiddankiisa ka sameeyaan Koonfurta Kuurya. Waxa uu intaasi ku daray inay  lacag badbaadayso haddii aan la qabanin Carbiskaasi. Donald Trump waxa kale oo uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay inaysan jiri doonin cabsida Nukliyeerka ee Waqooyiga […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka oo dib ugu laabtay Washington waxa uu Twitter-kiisa ku qo difaacay go’aanka lagu joojinayo Carbiska Milliteri ee ay Ciiddankiisa ka sameeyaan Koonfurta Kuurya.

Waxa uu intaasi ku daray inay  lacag badbaadayso haddii aan la qabanin Carbiskaasi.

- Advertisement -

Donald Trump waxa kale oo uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay inaysan jiri doonin cabsida Nukliyeerka ee Waqooyiga Kuurya, iyadoo Khubarada rumeysan yihiin in ay Waqooyiga Kuurya haystaan 20 ilaa 60 bam Atoomik.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Maraykanka waxa uu sheegay inta uusan Xilka qabanin inay jirtay cabsi laga qabo dagaal lala galo Waqooyiga Kuurya, isla markaana uu Madaxweynihii ka horreeyey ee Barack Obama sheegay inay Waqooyiga Kuurya tahay mashaakilka ugu weyn ee Qaranka Maraykanka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories