HomeCaalamkaAwoodda ay Milliteriga Yuhuudda u adeegsadaan dadka Reer Falastiin oo la sheegay...

Awoodda ay Milliteriga Yuhuudda u adeegsadaan dadka Reer Falastiin oo la sheegay inay tahay Dembi Dagaal.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Hadal qoraal oo ay Hay’adda u dooda Xuquuqda Adaanaha ee Human rights Watch soo saartay ayaa lagu sheegay in Awoodahaasi ka dhanka ah Dibadbaxayaasha Falastiin ee aan hubeysnayn xadgudub ku tahay Qaanuunka Caalamiga. Qoraalka Hay’adda waxa uu ku soo beegmay iyado uu Golaha Guud ee QM caawa cod u qaadi doono in la cambaareeyo Tacadiyadda […]

- Advertisement -

Hadal qoraal oo ay Hay’adda u dooda Xuquuqda Adaanaha ee Human rights Watch soo saartay ayaa lagu sheegay in Awoodahaasi ka dhanka ah Dibadbaxayaasha Falastiin ee aan hubeysnayn xadgudub ku tahay Qaanuunka Caalamiga.

Qoraalka Hay’adda waxa uu ku soo beegmay iyado uu Golaha Guud ee QM caawa cod u qaadi doono in la cambaareeyo Tacadiyadda Askarta Yuhuudda u geystaan Dibadbaxayaasha Reer Falastiin.

- Advertisement -

Tan iyo bishii Maarso 30-da ee sannadkan, Askarta Yuhuudda waxay toogasho ku dileen ugu yaraan 120 Falastiiniyiin aan hubeysnayn, halka in ka badan 3,800 oo kalena la dhaawacay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories