HomeCaalamka(SAWIRO +MUUQAAL): Madaxweynaha Maraykanka iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya oo Kulan Taariikhi ah...

(SAWIRO +MUUQAAL): Madaxweynaha Maraykanka iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya oo Kulan Taariikhi ah ku yeeshay Singapore.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Madaxweyne Donald Trump iyo Kim Jong Un waxay Kulankoodii ugu horreeyey ku yeesheen dalka Singapore, waxayna si wadajir ah isugu gacan qaadeen Jesiiradda loo dalxiis tago ee Sentosa Island. Labada Hoggaamiye waxay yeesheen Kulan socday muddo 60 daqiiqoc, iyadoo ay ku wehliyeen 2 Turjumaan, sida ay Warbahinta Caalamka shaaciyeen. Gacan-yarayaasha labada dhinac ayaa la filayaa […]

- Advertisement -

Madaxweyne Donald Trump iyo Kim Jong Un waxay Kulankoodii ugu horreeyey ku yeesheen dalka Singapore, waxayna si wadajir ah isugu gacan qaadeen Jesiiradda loo dalxiis tago ee Sentosa Island.

Labada Hoggaamiye waxay yeesheen Kulan socday muddo 60 daqiiqoc, iyadoo ay ku wehliyeen 2 Turjumaan, sida ay Warbahinta Caalamka shaaciyeen.

- Advertisement -

Gacan-yarayaasha labada dhinac ayaa la filayaa inay wada-xaajood dheeraad yeeshaan xilli Qadada.

- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu soo dhaweeyey Kulankaasi oo uu ku tilmaamay mid aad u waanaagsan, halka Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya sheegay inay Caalamka oo dhan ka war sugayaan Natiijadda Kulankaasi.

 

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories