HomeCaalamkaMid ka mid ah La-taliyayaasha Madaxweynaha Maraykanka oo xanuunsaday

Mid ka mid ah La-taliyayaasha Madaxweynaha Maraykanka oo xanuunsaday

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

La-taliyihii Dhaqaalaha ee Madaxweyne Trump oo lagu magacaabo LARRY KUDLOW ayaa la dhigay Isbitaal Milliteri oo ku yaalla duleedka magaalladda Washington. Mas’uulkaasi waxaa la sheegay inuu Wadnaha xanuunay, lana dhigay Isbitaalka. Madaxweyne Trump waxa uu Twitter-kiisa ku xaqiijiyey inuu La-taliyihiisa xanuunsaday. Hadal ka soo baxay Aqalka Cad waxaa lagu sheegay inay xaalladiisu wanaagsan tahay, Larry […]

- Advertisement -

La-taliyihii Dhaqaalaha ee Madaxweyne Trump oo lagu magacaabo LARRY KUDLOW ayaa la dhigay Isbitaal Milliteri oo ku yaalla duleedka magaalladda Washington.

Mas’uulkaasi waxaa la sheegay inuu Wadnaha xanuunay, lana dhigay Isbitaalka.

- Advertisement -

Madaxweyne Trump waxa uu Twitter-kiisa ku xaqiijiyey inuu La-taliyihiisa xanuunsaday.

Hadal ka soo baxay Aqalka Cad waxaa lagu sheegay inay xaalladiisu wanaagsan tahay,

Larry Kudlow oo 70-jir waxaa bishii April ee la soo dhaafay loo magacaabay Madaxa Golaha Dhaqaalaha Maraykanka, kadib, markii uu Xilka La-taliyaha Dhaqaalaha Madaxweyne Trump iska casilay GARY KOHEN oo ka carooday Go’aanka Canshuurta loogu soo rogay Biraha iyo Aluuminamka loo soo dhoofiyo Maraykanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories