HomeCaalamkaMadaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka dalka Belgium ee Somalia

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka dalka Belgium ee Somalia

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo ayaa Talaadada manta ah waxa uu Warqada Aqoonsiga safiirnimo ka gudoomey safiirka dalka Belgium ee Somalia. Kulan gaar ah oo ay yeesheen ayaa waxa ay uga wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa,iyada oo safiirka dalka Belgium ee Somalia Nikolas Nihon […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo ayaa Talaadada manta ah waxa uu Warqada Aqoonsiga safiirnimo ka gudoomey safiirka dalka Belgium ee Somalia.

Kulan gaar ah oo ay yeesheen ayaa waxa ay uga wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa,iyada oo safiirka dalka Belgium ee Somalia Nikolas Nihon uu balan qaaday in uu la Sahqeyn doono  dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Dowladda Belgium ayaa ka mid noqoneysa dowladaha taageersa Soomaaliya,isla markaana tan iyo burburkii ka dib Soomaaliya u soo dirsata Safiir matala dalkeeda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories