HomeCaalamkaKenya oo ka digtay Weeraaro ay Alshabaab maalmaha Ciidda ka geystaan W/bari...

Kenya oo ka digtay Weeraaro ay Alshabaab maalmaha Ciidda ka geystaan W/bari ee dalkaasi.

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Ciiddanka Ammaanka ee dalka Kenya waxay sheegeen inay adkeeyeen Ammaanka qeybo ka mid ah Goballadda Xeebta iyo W/bari, kana digay inay Alshabaab qorsheynaayaan  weeraro ka geysteen Goballadaasi maalmaha Ciiddul-Fitriga ee foodda nagu soo hayso. Afhayeenka Boliska Kenya, Charles Owino oo la hadlay Idaacadda Capital FM ee Nairobi ayaa sheegay inay Ciiddamo dheeraad ah loo daabulay Dhul-kaymeedka […]

- Advertisement -

Ciiddanka Ammaanka ee dalka Kenya waxay sheegeen inay adkeeyeen Ammaanka qeybo ka mid ah Goballadda Xeebta iyo W/bari, kana digay inay Alshabaab qorsheynaayaan  weeraro ka geysteen Goballadaasi maalmaha Ciiddul-Fitriga ee foodda nagu soo hayso.

Afhayeenka Boliska Kenya, Charles Owino oo la hadlay Idaacadda Capital FM ee Nairobi ayaa sheegay inay Ciiddamo dheeraad ah loo daabulay Dhul-kaymeedka Boni Forest iyo inta u dhexeysa Deegaanadda Witu iyo Mpeketoni oo laga cabsi qabo inay Alshabaab weerar ka geystaan, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Charles Owino waxa uu tilmaamay inay dadka Deegaanka u sheegeen inay Dagaalyahano Alshabaab ku sugan yihiin Kaymaha Boni Forest, Tana Delta iyo W/bari ee dalkaasi, wuxuuna carabaabay Saraakiisha hoggaaminaysa Dagaalamayaasha Alshabaabka ku sugan Kaymaha Boni ee u dhow Xuduudka Kenya la wadaagto Somalia.

Si kastaba ha ahaatee, ma aha markii ugu horreysay oo ay Hay’addaha Ammaanka Kenya sheegaan inay difaac kaga jiraan weeraro Alshabaab oo ku soo fool leh qeybo ka tirsan dalkooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories