HomeWararDhageyso:-Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur oo Shaaciyey markii ugu horreysay sababta uu u...

Dhageyso:-Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur oo Shaaciyey markii ugu horreysay sababta uu u mucaarado DFS…

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Siyaasiga Cabdirxmaan Cabdi shakuur Warsame oo xilal ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray,isla markaana haatan ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Soomaaliya ayaa cadeeyey sababka dambeysay mucaarad nimadiisa. Siyaasiga oo ku sugan dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in dowlada uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay sameysay balanqaadyo farabadan,ha ahaato kuwo uu u sameeyeeyeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siyaasiga Cabdirxmaan Cabdi shakuur Warsame oo xilal ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray,isla markaana haatan ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Soomaaliya ayaa cadeeyey sababka dambeysay mucaarad nimadiisa.

Siyaasiga oo ku sugan dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in dowlada uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay sameysay balanqaadyo farabadan,ha ahaato kuwo uu u sameeyeeyeen xildhibaanada iyo musharixiintii la tartantay iyo Shacabka intaba.

- Advertisement -

Siyaasiga ayaa soo qaatay tusaalooyin dhowr ah haba ugu badnaatee arrimaha yareynta safarada,balan qaadkii ahaa in qofkii soo sheega Al-Shabaab la siinayo (Boqol Kun) oo Dollar iyo sidoo kale xeritaanada mararka qaar wadooyinka Muqdisho iyo dhismaha ciidamada.

Shacabka ayuu sheegay in marnaba aysan fahan saneyn mucaaradnimada waxa ay tahay laakin iyaga u jeedadoodu ay tahay in Shaqada ugu horeysa ee la qabto in ay noqoto fulinta balan qaadyadii la sameeyey taasna ay tahay la-xisaabtanka madaxda la doortay.

Wareysi uu siiyey mid ka mid ah Tv-yada ku hadla Afka Soomaaliga ayuu ku sheegay in dadka aan markaas dowladda dhalata aan xilka heyn ay u furan tahay in uu saxo qalalaadka dhaca,si looga gudbo in qof walba uu ka baxo balan qaadka uu sameeyey markii uu guuleysto.

- Advertisement -

Siyaasiga ayaa intii uu ku sugna Magalada Muqdisho waxa xilli habeen ah lagu weeraray guri uu ka degan yahay Muqdisho,iyada oo xilligaas la dilay 6 ka mid ahaa ilaaladiisa,isla markaana sidoo kale uu culeysyo farabadan uu kala kulmayey Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts