HomeWararDEG DEG:-Gaari Goordhow lagu rasaaseeyey Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay..

DEG DEG:-Gaari Goordhow lagu rasaaseeyey Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay..

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa Gaari ay lahaayeen Gaancsato lagu gubay qeybo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deegaano hoostaga degmada Buulo Mareer. Saraakiil ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay Dalsan u xaqiijiyeen in Gaargaas oo ahaa nooca Soomaalida u taqaano HOMEYDA,isla markaana […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa Gaari ay lahaayeen Gaancsato lagu gubay qeybo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deegaano hoostaga degmada Buulo Mareer.

Saraakiil ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay Dalsan u xaqiijiyeen in Gaargaas oo ahaa nooca Soomaalida u taqaano HOMEYDA,isla markaana ay lahaayeen ganacsato maalin walbana uu qaad geyn jiray degmada Buulo Mareer.

- Advertisement -

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose Cabdi fitaax Xaaji Cabdulle ayaa sheegay in gaariga xilli uu marayey deegaanka batarafiin  oo u dhow deegaanka golweyn ay Qoriga loo yaqaano Baasuukaha ku dhufteen rag ka tirsan Al-Shabaab sidaasna uu gubtay,isla markaana ay ku geeriyooday 4 Ruux oo saarnaa gaariga.

Goordhdow la socda faah faahintii u dambeysay ee gaarigaasi la rasaaseeyey Caawa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories