HomeCaalamkaAMISOM oo walaac ka muujisay in Milliteriga Maraykanka laga daad-gureeyo Somalia.

AMISOM oo walaac ka muujisay in Milliteriga Maraykanka laga daad-gureeyo Somalia.

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Taliyaha Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, Paul Lokech ayaa sheegay inay Ciiddanka Maraykanka door muuqda ka qaataan Hawlgalka Somalia, isla markaana la tebi doono haddii Ciiddankaasi laga saaro gudaha Somalia. Taliyahaasi oo la hadlay Wargeyska The Daily Beast ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa sheegay in dhamaan Ciiddamadda Ammanka ee halkan […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, Paul Lokech ayaa sheegay inay Ciiddanka Maraykanka door muuqda ka qaataan Hawlgalka Somalia, isla markaana la tebi doono haddii Ciiddankaasi laga saaro gudaha Somalia.

Taliyahaasi oo la hadlay Wargeyska The Daily Beast ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa sheegay in dhamaan Ciiddamadda Ammanka ee halkan joogo uu mid kasta leeyahay door muhiim oo sax ah.

- Advertisement -

“Haddii mid ka mid ah Ciiddamadaasi ka baxo iyo haddii la buuxin waayo doorkaas, waxaa hubaal ah inay ka tegi doonaan Ammaan Furan, taasina su’aal kama taagna” ayuu yiri Taliyaha Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, Paul Lokech.

Waxa uu ka digay in la baylihiyo Kaalinta Milliteriga Maraykanka kaga jiraan Hawlgalladda ay AMISOM iyo Ciiddanka DFS ka wadaan gudaha Somalia.

Wargeyska The Daily Beast  waxa uu qoray inay Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Afrika ee AFRICOM sii wadi doonaan Hawlgalladda ay ka wadaan gudaha Somalia, balse ay DFS iyo Hawlgalka AMISOM walaac ka muujiyeen dilkii Askarigii Maraykanka horseedi doonto in Milliteriga Mraaykanka laga wada daad-gureeyo gudaha Somalia.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Waaxda Difaaca Maraykanka ee “The Pentagon” ayaa horey u shaacisay  qorshe 50%  lagu dhimayo Tiradda Ciiddanka Maraykanka ee ku sugan dalalka Calaamka, gaar ahaan kuwa ka hawlgala dalal ay ka mid yihiin Somalia iyo Afganistan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories