HomeCaalamkaTobanaan qof oo lagu dilay Duqeyn ka dhacday dalka Syria.

Tobanaan qof oo lagu dilay Duqeyn ka dhacday dalka Syria.

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Syria ayaa la sheegay inay duqeyn ka geysteen Tuullooyin ka tirsan Gobalka Idlib ee W/Galbeed ee dalkaasi, halkaasi oo lagu dilay ugu yaraan 16 qof, oo ay ku jirtay gabar yar. Duqeyntaasi oo la sheegay inay socotay 2 saacadood ayaa waxaa lagu burburiyey Dhismooyin ku yaalla Tuullooyinka BINNISH, RAAM XAMDAAN iyo […]

- Advertisement -

Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Syria ayaa la sheegay inay duqeyn ka geysteen Tuullooyin ka tirsan Gobalka Idlib ee W/Galbeed ee dalkaasi, halkaasi oo lagu dilay ugu yaraan 16 qof, oo ay ku jirtay gabar yar.

Duqeyntaasi oo la sheegay inay socotay 2 saacadood ayaa waxaa lagu burburiyey Dhismooyin ku yaalla Tuullooyinka BINNISH, RAAM XAMDAAN iyo TAFTANAZ.

- Advertisement -

Tuullooyinka la weeraray ayaa la sheegay inay u dhow yihiin Degmooyinka FOUWA iyo KEFRAAYA oo ay Milliteriga Dowladda Syria gacanta ku hayaan.

Dhinaca kale, Jimcihii la soo dhafaay, Diyaaradaha Dagaalka ee Raashiya waxay duqeyn ka geysteen Tuullo ka tirsan Gobalka Idlib, halkaasi oo la sheegay in lagu dilay ugu yaraan 44 qof

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories