HomeCaalamka(SAWIRO): Kulanka Taariikhiga ee Donad Trump iyo Kim Jong Un oo berri...

(SAWIRO): Kulanka Taariikhiga ee Donad Trump iyo Kim Jong Un oo berri ka furmi doona Singapore.

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Labada Hoggaamiye oo Kulankoodii Koowaad berri ku yeelan doona Jesiiradda  ee dalka Singapore waxay maanta Kulamo kala gaar ah la yeesheen Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Lee Hsien Loong oo isagu marti-gelinayo Shirkaasi. Madaxweyne Trump iyo Ra’isul-wasaaraha Singapore waxay Kulan Qado oo Khaas ah maanta ku yeesheen Aqalka Dowladda ee dalkaasi, iyadoo uu Ra’isul-wasaaraha mar sii horreysay la […]

- Advertisement -

Labada Hoggaamiye oo Kulankoodii Koowaad berri ku yeelan doona Jesiiradda  ee dalka Singapore waxay maanta Kulamo kala gaar ah la yeesheen Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Lee Hsien Loong oo isagu marti-gelinayo Shirkaasi.

- Advertisement -

Madaxweyne Trump iyo Ra’isul-wasaaraha Singapore waxay Kulan Qado oo Khaas ah maanta ku yeesheen Aqalka Dowladda ee dalkaasi, iyadoo uu Ra’isul-wasaaraha mar sii horreysay la kulmay Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un.

Dhinaca kale, Wakaalladdu waxay mar sii horreysay xaqiijsay  inay Kim Jong Un iyo  Donald Trump berri ka wada hadli doonaan Nukliyeer-ka-dhigista   (Denuclearisation) ee Waqooyiga Kuurya, inkastoo ay Wakaalladda dhawaan mar kale shaacisay inay Labada Hoggaamiye ka wada hadli doonaan sidii loo dhisi lahaa Nidaam Nabad-dhowris joogto ah ee Gcaanka Kuurya iyo Qoddobadda wadajirka ee ay ka walaacsan yihiin.

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya oo ay wehliyaan Wasiiradisia Arrimaha Dibedda, Difaaca iyo Walaashiisa Kim Yo Jong waxa uu doonayaa in dalkiisa la maal-gasho, balse uusan doonaynin in Kaalmo loogu yabooho.

Sidoo kale, Kim Jong Un waxa uu u arkaa Guul inay miiska Wada-xaajoodka isla soo fariistaan Madaxa dalka ugu awoodda badan Caalamka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories