HomeCaalamkaQM oo ka hadashay Muhaajiriinta ku xayiran meel ka baxsan Badda Talyaaniga.

QM oo ka hadashay Muhaajiriinta ku xayiran meel ka baxsan Badda Talyaaniga.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR waxay maanta ugu baaqday Dowladaha Talyaaniga iyo Malta inay u oggolaadaan Markabkaasi  inuu ku soo xirto Dekeddahooda. Markabkaasi waxaa la socda 629 Muhaajiriin oo ay ka mid yihiin in ka badan 100-carruur iyo haween xaamilo ah. Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha ee dalka Talyaaniga, Matteo Salvini waxa […]

- Advertisement -

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR waxay maanta ugu baaqday Dowladaha Talyaaniga iyo Malta inay u oggolaadaan Markabkaasi  inuu ku soo xirto Dekeddahooda.

Markabkaasi waxaa la socda 629 Muhaajiriin oo ay ka mid yihiin in ka badan 100-carruur iyo haween xaamilo ah.

- Advertisement -

Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha ee dalka Talyaaniga, Matteo Salvini waxa uu shalay ka mamnuucay Markabkaasi inuu ku soo xirto DekedahaTalyaaniga

HALKAN KA DAAWO XAALLADDA MUHAAJIRIINTAASI

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories