HomeCaalamkaMaxaabiis Ethiopian laga sii daayey Xabsiyadda dalka Masar.

Maxaabiis Ethiopian laga sii daayey Xabsiyadda dalka Masar.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Al-sisi waxa uu  cafis u fidiyey 32 Maxaabiis Ethiopian ah, kuwaasi oo sii-dayntooda lagu soo beegay Booqashadii uu Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abi Axmed ku joogay magaalladda Qaahira. Saraakiil Masaari oo aan fasax u haysanin inay la hadlaan Saxaafadda ayaa warkan u dusiyey Wakaalladda Wararka ee Associated Press (AP). Ra’isul-wasaare Abi Axmed waxa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Al-sisi waxa uu  cafis u fidiyey 32 Maxaabiis Ethiopian ah, kuwaasi oo sii-dayntooda lagu soo beegay Booqashadii uu Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abi Axmed ku joogay magaalladda Qaahira.

Saraakiil Masaari oo aan fasax u haysanin inay la hadlaan Saxaafadda ayaa warkan u dusiyey Wakaalladda Wararka ee Associated Press (AP).

- Advertisement -

Ra’isul-wasaare Abi Axmed waxa uu sii-daynta Maxaabiistaasi shalay ka sheegay Shir Jaraa’id oo ay isaga iyo Madaxweyne C/fataax Al-sisi ku qabteen magaalladda Qaahira.

Dhinaca kale, Fitsum Arega oo ah Madaxa Shaqaalaha ee Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Ethiopia waxa uu Twitter-kiisa soo dhigay in 32 Maxaabiis Ethiopian ah la sii daayey, isla markaana ay isla maanta u dhoofi doonaan magaalladda Addis Abeba.

Fitsum Arega waxa kale oo uu  sheegay inay Dowladda Msaar ballan qaaday inay taageero ka geystaan sidii loo heli lahaa maydadka 38 Ethiopian oo ay Kooxda Daacish surka kaga jaraan dalka Liibiya sannadkii 2015-kii.

- Advertisement -

Xigasho: AP

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories