HomeCaalamkaMagaca Askarigii Maraykanka looga dilay Dagaalkii Alshabaab oo la shaaciyey.

Magaca Askarigii Maraykanka looga dilay Dagaalkii Alshabaab oo la shaaciyey.

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

ahaan u shaacisay magaca Askarigii Maraykanka ee dhawaan lagu dilay dagaalkii Ciiddanka Maraykanka iyo Alshabaab ku dhex maray duleedka Kismaayo. Magaca Askariga lagu dilay dagaalkaasi ayaa lagu sheegay Saddex Alifle Alexander W. Conrad, oo 26-jir ah, kaasi oo ka tirsanaa Guutadda 1-aad, Kooxda 3-aad ee Ciiddanka Khaaska Maraykanka ee uu fadhigooda dhexe ku yaallo North […]

- Advertisement -

ahaan u shaacisay magaca Askarigii Maraykanka ee dhawaan lagu dilay dagaalkii Ciiddanka Maraykanka iyo Alshabaab ku dhex maray duleedka Kismaayo.

Magaca Askariga lagu dilay dagaalkaasi ayaa lagu sheegay Saddex Alifle Alexander W. Conrad, oo 26-jir ah, kaasi oo ka tirsanaa Guutadda 1-aad, Kooxda 3-aad ee Ciiddanka Khaaska Maraykanka ee uu fadhigooda dhexe ku yaallo North Carolina.

- Advertisement -

Askarigaasi waxaa la sheegay inuu asal ahaan ka soo jeedo magaalladda Chandler ee Gobalka Arizona,

Dhinaca kale, Waaxda Difaaca Maraykanka weli ma aysan shaacinin afarta Askari ee Ciiddanka Maraykanka looga dhawaacay dagaalkii ay Alshabaab jimcihii hore kula galeen Deegaanka Sanguuni oo uu maro dhul-baraha Adduunka.

Geerida Askarigaasi ayaa ah kii  2-aad ee Ciiddanka Maraykanka looga dilo Somalia, iyadoo Askarigii ka horreyey lagu dilay bishi iMay ee saannadkii hore Hawlgal ka dhacay meel 64 KM dhanka Galbeed kaga toosan magaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories