HomeCaalamkaSawiro:-Tartanka Qur’aanka Kariimka Idaacadda Dalsan oo Maanta la soo gaba gabeeyey

Sawiro:-Tartanka Qur’aanka Kariimka Idaacadda Dalsan oo Maanta la soo gaba gabeeyey

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Waxaa Maanta Xarunta dhexe ee Radio Dalsan muqdisho lagu soo gaba gabeeyey Tartanka Quranka Kariimka oo ay ka qeyb qaadanayeen qaar ka mid ah Arday ka socotay dugsiyada Quraanka ee ku yaalla Muqdisho. Dugsi walba ayaa waxaa ka socotay min Saddex Arday kuwaas oo ku tartamayey 30ka Juz,20-ka Juz iyo 10-ka Juz ee Qur’aanka Kariimka […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta Xarunta dhexe ee Radio Dalsan muqdisho lagu soo gaba gabeeyey Tartanka Quranka Kariimka oo ay ka qeyb qaadanayeen qaar ka mid ah Arday ka socotay dugsiyada Quraanka ee ku yaalla Muqdisho.

Dugsi walba ayaa waxaa ka socotay min Saddex Arday kuwaas oo ku tartamayey 30ka Juz,20-ka Juz iyo 10-ka Juz ee Qur’aanka Kariimka ah,waxana ka qeyb galay inka badan 60 Arday.

- Advertisement -

Gaba gabadii ayaa waxaa tartanka Quraanka Kariimka ee Radio Dalsan soo baxay,isla markaana abaal marin la guddoonsiin doonaa 6 Arday oo kaalmaha koowaad iyo labaad ka galay 30-ka juz,20-ka juz iyo 10-ka Juz.

Tartankaan ayaa waxaa Abaalmarin ku bixineysa Shirkada Daabacaada SUPERSIGN iyada oo baahintana ay laheyd Idaacadda Dalsan ee Magalada Muqdisho.

Saacadaha soo socda ayaan idin soo gudbin doonaa Magacyada 6 Arday ee tartanka ku guuleysatay,isal markaan la abaalmarin doono.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories