HomeCaalamka(SAWIRO): Ciiddanka Maraykanka iyo kuwa Jubbaland oo isaga baxay Sanguuni.

(SAWIRO): Ciiddanka Maraykanka iyo kuwa Jubbaland oo isaga baxay Sanguuni.

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa Radio Dalsan u sheegay inay Ciiddankii DFS, kuwa Jubbaland iyo Askartii Maraykanka xalay isaga baaxeen Deegaanka Sanguuni oo ay maalmihi ila soo dhaafay Saldhig u ahaa. Bixitaankooda waxaa kaloo xaqiijiyey dadka Deegaanka oo sheegay inay Ciiddanka saqdii dhexe ee xalay isaga huleeleen Saldhigga ay ku lahaayeen Deegaanka Sanguuni. Ciiddankaasi oo […]

- Advertisement -

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa Radio Dalsan u sheegay inay Ciiddankii DFS, kuwa Jubbaland iyo Askartii Maraykanka xalay isaga baaxeen Deegaanka Sanguuni oo ay maalmihi ila soo dhaafay Saldhig u ahaa.

Bixitaankooda waxaa kaloo xaqiijiyey dadka Deegaanka oo sheegay inay Ciiddanka saqdii dhexe ee xalay isaga huleeleen Saldhigga ay ku lahaayeen Deegaanka Sanguuni.

- Advertisement -

Ciiddankaasi oo xalay u guureeyey Kismaayo ayaa la sheegay inay sal-dhigteen Dhismaha Jaamacadda oo  ku yaalla magaalladaasi.

Ma cadda sababaha rasmiga ee ay Askarta Isbahaysiga dib uga baxeen Sanguuni, halkaasi oo ay Duqeyn iyo Is-qarxin kala kulmeen Dagaalamayaasha Alshabaab ee ku sugan Deegaanadaasi.

- Advertisement -

Shalay galab ayey Alshabaab weerar Is-qarxin ka geysteen afaafka Xeradda ay Ciiddanka Isbahaysiga joogeen, iyadoo 7 Askari ku dhaawacmeen qaraxaasi, sida ay sheegeen Saraakiisah Maamulka Jubbaland.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories